bariin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barii. ld bariisiin.

barii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.

bariisiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld bariin.