bariiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qolofta ku dahaaran iniinyaha bariiska intaan la tumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur