bariir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld biriir.

biriir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo'ah oo midab aan caddaan ahayn leh. 2. Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.