bariisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bariiso.

bariiso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waqtiga u dhexeeya qorax-soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato. 2. Roob da'a arooryada hore.
  2. Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.