barijugley
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- Nooc cayayaanka lix lugoodlaha ah ka mid ah oo leh madax ay ku dahaarantahay qolof adag oo kurtumo leh iyo qaar danbe oo buuran oo jilicsan; dhiidhiiyo, xaabley, xabgaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

