baritaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.
- Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

