baraxumeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)Macnaha:Nooc libaaxbadeed ka mid ah oo xilliyada qaarkood u soo erya kalluunka badda xeebta. ld barixume.