barjee
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Galmoo. 2. (f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

