barkag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bardad¹.
  2. ld bardad².

bardad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).
  2. Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².