barkarkareed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

