barkhad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kheyr badan oo Eebbe laga helo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur