barkindhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barkadhac¹.
  2. ld barkadhac².

barkadhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac¹.
  2. Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac².