barmiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld birmiil.

birmiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil.