barqacelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barqaceli. ld barqacelis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barqaceli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barqacelis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barqacelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur