barqanoqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qotay)

Macnaha:

  1. Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur