barqiirqiir
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro ..., m.l)
Macnaha:
- (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

