barqin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barqo.
  2. eeg barqi.

barqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.

barqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.