barraahsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.