barraajis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ku faafa. 2. Geed dhulka ku faafa,leh laamo dhaadheer oo jilicsan, caleemo balballaaran oo khudrad ahaan loo cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur