barraaqdo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.

biijo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cudur bushimaha ku dhaco oo caddeeyo; barraaqdo; dhaleeco.