barriiqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barriiqo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barriiqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
  2. Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur