barroosin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

