barshinwaraabe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barkinwaraabe.

barkinwaraabe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc jaadadka likaha ka mid ah oo la cuno. ld barshinwaraabe.