bartilmaameed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Calaamad la isla wada yaqaan ama wax lagu aqoonsado. 2. Meel la isla wada yaqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur