bartiree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. Ciyaar turub iyadoo la hayo ka hor degid.