bartiyaqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.