barwaaqasooran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawladaha xorta ah ee uu gumeysan Jirey.