barwaaqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barwaaqee.

barwaaqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. Wax barwaaqo ka dhigid.