barwaaqaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barwaaqaysan. ld barwaaqaysnaansho.

barwaaqaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).

barwaaqaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld barwaaqaysnaan.