barxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmid.
  2. 1. Wax la barxay ahaansho (caano). 2. Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmay ahaansho.