basaasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg basaasan. ld basaasnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

basaasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax basaasay ahaansho (timo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

basaasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld basaasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur