basarinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg basari².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
basariQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baali; areebo; arraajo.Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0