basarlow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.