basarxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. ld basarxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

basarxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg basarxun. ld basarxumaansho, basarxumi, basarxumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur