basarxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur