bashaashad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur