bashiicsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bishiicsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld bashiicsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur