bashiishad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.

bashiishasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bashiisho. ld bashiishad (3).