bashiisho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. 1. Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef). 2. Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur