bashuuqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur