bastooreyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur