batraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Kibir badan; islaweyni.
  2. Kibraan noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

islaweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qab weyni laysu qabo. 2. Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur