bawlo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bawlad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bawlad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Lacag sarrif ah oo waa hore la isticmaali jiray oo qiimaheedu u dhigmo rubbiyad afar meel loo dhigay meesheed. ld bawlo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur