baxnaanin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baxnaani. ld baxnaanis, baxnaano.

baxnaani

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid. 2. Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).

baxnaanis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baxnaanin.

baxnaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. ld baxnaanin.