baxri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan. 2. Dabayl dhanka badda ka timaadda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur