baydaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo miro kuuskuusan oo la cuno leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur