bayhoof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B. ah: qof busaaradi hayso oo baahidiisa meel uu la aado aan garanayn.
  2. Qurbe dhibaato kala kulmid; qof busaarad, rafaad iyo dhibaato dhaqaale la kulmid.