baylehee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld baylihi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baylihi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur