baynibixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baynibixi. ld baynibixis.

baynibixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof aad u kibirin.

baynibixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baynibixin.