bayoolajiga moolikiyuullada
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Barashada dhismaha iyo shaqada moolikiyuullada waaweyn ee noolaha, gaar ahan borotiinnada iyo asiidh bu'eedyada RNA iyo NA.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

